January 28 2012 14:19:01






Google

Wararka Maanta
Madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa intooda badan mowqif mideysan ka qaatay Xayiraad lagu soo rogo Cidii ka h...
28-01-2012
Maxaa ka jira in Midowga Afrika uu Doonayo in Meesha uu ka Saaro Shariif Xasan iyo Madoobe Nuunow oo mar ka...
28-01-2012
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Baarlamaanka ee Puntland. oo caawa lagu dilay Baar Gaal
27-01-2012
Daawo Sawirro Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Oo Saaka U Kala Ambabaxay Ethiopia Iyo Talyaaniga
27-01-2012
Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada , iyadoo xubno cusubna lagu ...
27-01-2012
Wasiirka Garsoorka Diinta iyo Awqaafta Gaboobe oo ka hadlay Geerida Macalin Dahir Aweys
26-01-2012
Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in guul weyn ay ka soo hoyeen duulaankii ay ku qaadeen Al-Shabaab,
26-01-2012
Daawo dardaaran Muhiim ah oo Madaxweyne Maxamed S Barre u Jeediyey Soomaalida 20 Sano Ka hor,
26-01-2012
(Tacsi) Marxuum Xasan Xuurshe Xasan Allaha u Naxariisto, Qoyskii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Allaha ka s...
25-01-2012
Haweeney u dhalatay Afghanistan oo lix caruur ah dhashay
24-01-2012
Ciidamada Itoobiya ayaa galabta ku dilay Magaalada Beledweyn ilaa saddex ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Gana...
24-01-2012
War Deg Deg ah Ciidamada amisom oo habeenkii 3aad madaafiic ku garaacaya Qabuuraha Barakaat, Jaamacada Muqd...
23-01-2012
Madaxweyne Shariif Oo Maanta Xarigga Ka jaray Xarun Ay Ku Sii Shaqeyn doonto W/Arimaha Gudaha (Sawirro)
23-01-2012
R/wasaare Prof.C/weli ‘Gaas Iyo Shariif Xasan Oo Si Kala Gooni Ah U Qaabilay Wafdi Ka Socday Ingiriiska Oo ...
23-01-2012
News in English
Tahniyadaha&Tacsida & Aqoonta

Madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa intooda badan mowqif mideysan ka qaatay Xayiraad lagu soo rogo Cidii ka hor-timaada Heshiiskii Kampala iyo Road Map

Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ayaa isku raacay in xayiraad lagu soo rogo cidii ka hor-timaada Heshiiskii Kampala iyo Heshiiskii Road Map ee Khariirada Nabada Soomaaliya.

Maxaa ka jira in Midowga Afrika uu Doonayo in Meesha uu ka Saaro Shariif Xasan iyo Madoobe Nuunow oo mar kale la qabto ..

Iyadoo weli uu taagan yahay Khilaafka u dhaxeeya Baarlamaanka Dowladda Federaalka ka dib markii 12-kii bishii Desember Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay ka qaadeen Xilkii Shariif Xasan ayaa waxaa socda Dadaalo la doonayo in lagu Xaliyo Khilaafka Baarlamaanka waxaana wada Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya Jerry Rowling

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Baarlamaanka ee Puntland. oo caawa lagu dilay Baar Gaal

Waxaa caawa degmada Baargaal ee gobolka Bari lagu diley xildhibaan ka tirsanaa Golaha Baarlamaanka ee Puntland.

Daawo Sawirro Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Oo Saaka U Kala Ambabaxay Ethiopia Iyo Talyaaniga

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga qeyb geli doono shir madaxeedka Midowga Afrika ee sanadlaha ah.

Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada , iyadoo xubno cusubna lagu soo daray golaha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, gaar ahaan Wasiiru Dowlayaal iyo Wasiiru kuxigeeno ku lagu soo biiriyay Golaha Wasiirada.

Wasiirka Garsoorka Diinta iyo Awqaafta Gaboobe oo ka hadlay Geerida Macalin Dahir Aweys

Wasiirka Garsoorka, Diinta iyo Awqaafta Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bile) ayaa ka hadlay allaha u naxariistee geeridii ku timid Aabihii dhalay Sheekh Xasan Dahir Aweys, oo xalay fiidkii ku geeriyooday deegaanka Ceelasha Biyaha.

Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in guul weyn ay ka soo hoyeen duulaankii ay ku qaadeen Al-Shabaab,

Afhayeenka Howl galada Ciidamada Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in guul weyn ay ka soo hoyeen duulaankii ay ku qaadeen Al-Shabaab, kaasoo uu sheegay inay uga bur buriyeen saldhigyo milateri iyo gaadiid dagaal.

Somali Government Supports US Military Operation to Free Hostages

Posted Thursday, January 26th, 2012 at 7:15 am
The Somali government says it supports the U.S. military operation that freed two Western aid workers who had been held hostage in the war-ravaged country.

Cash lifeline to Somalia: Restored but precarious

Amid heightened scrutiny from banks and federal regulators, Minnesota's Somali money transfer shops are fighting to stay alive.

Rape, corruption in camps blight lives of Somali displaced

MOGADISHU (AlertNet) - Nurto Isak's food rations are feeding her, her three children, and -- she suspects -- the militiamen guarding the camp in Mogadishu where she and other uprooted Somalis have taken refuge.

Daawo dardaaran Muhiim ah oo Madaxweyne Maxamed S Barre u Jeediyey Soomaalida 20 Sano Ka hor,

Maanta oo ku beegan 26-ka bisha Janaayo sanadka 2012 waa Sanad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay maalintii magaalada Muqdisho laga saaray Xukuumadii Kacaanka Soomaaliyeed ee Dawladii Marxuum Maxamed Siyaad Barre.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.