Hay’ada nabad Sugida oo soo bandhigtey Wiil yer oo la afduubtey.
Xili mudo dhowr maalmood ah la weysanaa Wiil yer oo horey looga soo afduubtey Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hay’ada nabad sugida Soomaaliya ay soo bandhigeen Nin la sheegay inuu ka danbeeyay Afduubka loo geystay wiilka yer ee maalmihii ugu danbeeyay la weysanaa.